Mashruuca Ribaadka Al-Ma’arij – Machadka Culuumta Islaamka
Mashruuc waxbarasho oo waqaf ah oo machad hoy leh loogu dhisayo wiilasha Hargeysa, si loogu baro culuumta Islaamka.
- Wadarta kharashka mashruuca: $500,000
- Hadda la helay: $75,000
- Maalgelinta la helay: 15%
- Hadhay: $425,000
